Faah Faahin laga bixiyay Geeridii ku Timid Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya

Allaha u naxariisee waxaa maanta magaalada Dubai ee dalka imaaraadka carabta ku geeriyooday C/raxmaan Xoosh Jibriil oo ahaa Wasiirkii dastuurka Xukuumada federaalka Somaaliya. Wasiirka waxbarashada dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre oo Dubai la joogay Wasiirka Geeriyooday ayaa sheegay in xalay uu kusoo booday xanuun deg deg ah lana geeya Isbitaalka uu maanta ku geeriyooday. Waxa uu … Continue reading Faah Faahin laga bixiyay Geeridii ku Timid Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya